Main Menu

:: Main Page
:: News
:: Statics
:: Ssitemap
:: Contact us
L G

Most Listened

1.Abdikadir Jubba - Anigu sidaan
2.Xasan dhuxul Labsalaax - Hooyo macaan
3.Cumar Dhuule Cali - Track1
4.Sadaq Xasan Maxamed (seyga) - jaceyl
5.Fartuun Birimo - Barbaarta
6.Tanya - Track10
7.Mahamed Hasan Lafoole - Amaanta
8.Mahad Jeesto - Arooskiina
9.Ahmed Gaceyte - Bal Dhageysta
10.Nuur Eebo - Nur3
Statics

Singers Count : 153
Songs Count : 1272
Videos Count : 0
Online

25 Visitor Browsing Now

Best Visitors Count : 66 at :
02-Mar-2010 Hour : 13:50

test paner


  News

Waxaa dhawaan soo baxay Hees Video ah oo aad u qurux badan qadayana Fananka Faysal Jawaase heesti Danab.

30-01-2010
Faysal Jawaase waa fanaan cusub oo cod halaasi ah leh, oo ku nool cariga Ingiriiska isla markaana jilida ku wanaagsan. Heestan waxaa erayada iyo laxanka ku ladhay Saalax Nuur Saalax Doonyaale musikada waxaa u garaacay Muqtaar Oromo. 
Erayada Pageka koowaad:
 

 Danab iyo hilaaciyo

Waagoo dilaaciyo

Dayax nuuraayaa tahay

 
Ama cirkoo darooroo

Intuu daadku xalay midhey

Durdurada xareeda leh

Doog kasoo baxaa tahay

 

Si kastoo laguu dayo

Daawashiyo eegmaba

Ruux lagu duceystoo

Lagu diirsadaa tahay



Writer : Musicman
Print

Members

Username :
Password :

Register
Forgot Your Password ?
R G

Votes

What are you think about website ?
Good
Normal
Bad



Results
Most Voted

1.Abdikadir Jubba - DAYAX
2.Ahmedey Abuukar - Ceebla
3.Abdi Janan - Muna.mp3
4.Abdi Diini & Fali - Ayaan
5.Abdi Haybe Laambad - Hawshii Jacaylka
6.Abdirahman Saeed - malyun
7.Ahmed Gaceyte - Bal Dhageysta
8.Ali Ukun - Aamino
9.Amina Camaari - Camaari
10.A Nuur Saalax - Aduun

Copyright © 2010 Allsomalimusic.com - All rights reserved
Programmed By Allomani © 2009